{"id":425083,"date":"2020-08-18T10:00:43","date_gmt":"2020-08-18T07:00:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425083"},"modified":"2020-08-18T10:36:10","modified_gmt":"2020-08-18T07:36:10","slug":"madaxwaynaha-galmudug-ayaa-shaaciyey-in-uu-furmay-wajiga-koowaad-ee-shirka-dhuusamareeb-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwaynaha-galmudug-ayaa-shaaciyey-in-uu-furmay-wajiga-koowaad-ee-shirka-dhuusamareeb-3\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Galmudug oo bogaadiyay furitaanka wajiga koowaad ee shirka Dhuusamareeb 3"},"content":{"rendered":"<p>Sonna- Dhuusamareeb.\u00a0 Madaxweynaha Galmudug Mudane\u00a0 Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay saqdii dhexe shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegay muhiimadda furitaanka wajiga koowaad ee shirka Dhuusamareb3, kaas oo hadda madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada qaarkood ay u joogaan halkaasi.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa noo furmay Shirkii Dhuusamareeb 3 oo aan isala falanqeeynay qorshaha ay noo soo gudbiyeen guddiga farsamada doorashada, iyada oo madaxdu ay isku af-garteen qodobbo badan oo ku aaddan doorashooyinka dalka. \u2018Sida aad wada ogsoontihiin waxaa illaa hadda nagala soo qayb galay furitaanka Shirka Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Madaxweyneyaasha Dowladda goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Qoor Qoor waxa uu sheegay in ay bilaabeen falanqeynta iyo ka doodista nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa dabayaqada sanadkaan. Madaxweynuha Galmudug waxa uu baaq u diray madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo aan wali soo gaarin\u00a0 madasha shirka, isagoo ka codsaday in reer Galmudug ay ku qadariyaan gogosha ay dhigeen.<\/p>\n<p>\u201cWalalayaal waa idin sugeynaa, noo imaada, shirka inaad ka soo qeyb gashaan ayaa rajeynayaa, oo aad tixgelisaan oo\u00a0 qadarisaan gogosha reer Galmudug,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Qoorqoor.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxa uu madaxweyne Axmed Qoor Qoor raja ka muujiyey \u00a0shirka in ay ka soo baxdo natiija wanaagsan, Soomaaliduna ay ku heshiin doonto nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sonna- Dhuusamareeb.\u00a0 Madaxweynaha Galmudug Mudane\u00a0 Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay saqdii dhexe shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegay muhiimadda furitaanka wajiga koowaad ee shirka Dhuusamareb3, kaas oo hadda madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada qaarkood ay u joogaan halkaasi. \u201cMaanta waxaa noo furmay Shirkii Dhuusamareeb 3 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425084,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425083","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425083"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425091,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425083\/revisions\/425091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}