{"id":424888,"date":"2020-08-17T10:53:12","date_gmt":"2020-08-17T07:53:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424888"},"modified":"2020-08-17T11:20:54","modified_gmt":"2020-08-17T08:20:54","slug":"guddoonka-golaha-shacabka-oo-ku-ammaanay-laamaha-amniga-sida-shacabku-ay-uga-bad-baadiyeen-cadowga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-golaha-shacabka-oo-ku-ammaanay-laamaha-amniga-sida-shacabku-ay-uga-bad-baadiyeen-cadowga\/","title":{"rendered":"Guddoonka golaha Shacabka oo ku ammaanay laamaha amniga sida shacabku ay uga bad baadiyeen cadowga"},"content":{"rendered":"<div class=\"adn ads\" data-message-id=\"#msg-a:r-6174969923953197300\" data-legacy-message-id=\"173fa87b201d83c5\">\n<div class=\"gs\">\n<div class=\"\">\n<div id=\":d0\" class=\"ii gt\">\n<div id=\":cz\" class=\"a3s aXjCH \">\n<div dir=\"auto\">\n<div dir=\"auto\"><strong>Muqdisho(SONNA)\u00a0<\/strong> Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyey geerida muwaadiniintii Soomaaliyeed ee kooxaha\u00a0 argagixisada ah\u00a0 ay sida gaadmada ah ugu laayeen Hotelka Elite oo ku yaala xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u2018\u2019Innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun waxaan murugada iyo tiiraanyada la qeybsanayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaskii iyo eheladii dadkii weerarkaasi argagixisinimo ku waxyeeloobay,dadkii argagixisadu ay gumaadeen ee weerarkaas ku shahiiday Illaahey naxriistii jano haka waraabiyo,kuwii ku dhaawacmayna waxaan Alle uga baryayaa bogsiimo deg deg ah\u2019\u2019 Ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Ciidamada amaanka ku amaanay sida naf hurnimada leh ee ay usoo badbaadiyeen dadkii dhismaha Hotelka ku go\u2019doomay islamaarkaana ay naftooda usoo badbaadiyeen,sidoo kalena ay usoo afjareen dhagar qabayaashii weerarka ka dambeeyay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u00a0\u2018\u2019Ciidamada Qaranka waxaan ku amaanayaa sida geesinimada leh ee ay har iyo habeen ugu taaganyihiin badbaadinta Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan sida ay usoo afjareen kooxihii weerarka argagixisinimo ku qaaday mid ka mid ah Hotelada ku yaala xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho,waxaana ku bogaadinayaa dadaaladooda naf hurnimada ah\u2019\u2019 ayuu sidoo kale yiri guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan oo ay la shaqeeyaan Ciidamada Qaranka si looga guuleysto islamarkaana loo cirib tiro kooxahan naf lacaariga ah ee doonaya in ay mar walba daadiyaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay qarax nooca miinada dhulka lagu aaso ah oo kolonyo uu la socday sii hayaha wasiirka waxbarashada ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo ah sidoo kale Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka lagula beegsaday inta u dhaxeysa Beled-Xaawo iyo Doolow ee Gobolka Gedo qaraxaas oo uu wasiirku ka badbaaday balse ay dhaawacyo ka soo gaareen mudanayaal ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Shacabka,waxa uuna guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu caafimaad deg deg ah u rajeeyay Xildhibaanada qaraxaas ku dhaawacmay.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"yj6qo\"><\/div>\n<div class=\"adL\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"hi\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"ajx\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"gA gt acV\">\n<div class=\"gB xu\">\n<div class=\"ip iq\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)\u00a0 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyey geerida muwaadiniintii Soomaaliyeed ee kooxaha\u00a0 argagixisada ah\u00a0 ay sida gaadmada ah ugu laayeen Hotelka Elite oo ku yaala xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho. \u2018\u2019Innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun waxaan murugada iyo tiiraanyada la qeybsanayaa guud ahaan shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424904,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424888","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424888"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424888\/revisions\/424905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}