{"id":424873,"date":"2020-08-17T10:30:29","date_gmt":"2020-08-17T07:30:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424873"},"modified":"2020-08-17T10:30:29","modified_gmt":"2020-08-17T07:30:29","slug":"qm-oo-si-kulul-u-cambaareysay-qaraxii-shalay-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qm-oo-si-kulul-u-cambaareysay-qaraxii-shalay-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"QM oo si kulul u cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii shalay Maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Elite ee xeebta Liido Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in weerarkaas \u00a0 ay ku dhinteen dad aad u badan oo ay ku jireen Mas\u2019uuliyiin, halka dad kalena ay ku dhaawacmeen<\/p>\n<p>Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa tacis tiiraanyo leh u dirtay qoysaskii iyo ehelkii dadka ku geeriyooday weerarka lagu qaaday Hotelka Elite, halka dadkii halkaas ku dhaawacmay ay u rajeeyeen Caafimaad Deg-deg ah.<\/p>\n<p>\u201cBahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si aad u adag u cambaaraynaysaa weerarkii lagu qaaday Hotel Elite ee Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku naf waayeen kuna dhaawacmeen dad aad u badan. Qarmada Midoobay waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoysaskii iyo ehelkii dadka dhibaatadu soo gaartay\u201d ayaa lagu yiri Qoraalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii shalay Maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Elite ee xeebta Liido Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in weerarkaas \u00a0 ay ku dhinteen dad aad u badan oo ay ku jireen Mas\u2019uuliyiin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424883,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424873","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424884,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424873\/revisions\/424884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}