{"id":424865,"date":"2020-08-17T09:49:38","date_gmt":"2020-08-17T06:49:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424865"},"modified":"2020-08-17T09:52:46","modified_gmt":"2020-08-17T06:52:46","slug":"dowladda-turkiga-oo-cambaareysay-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-turkiga-oo-cambaareysay-qaraxii-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Turkiga oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Argaggixiso ee ay xagjiriinta Al-Shabaab ka gaysteen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay si xooggan u dhaleeceynayaan weerarka lagu qaaday Hotel Ellit gelinkii dambe ee shalay, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof 18 kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Anakara ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Dowladda Soomaaliya iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, waxanay naxariista Alle u rajeysay Dadkii ku geeriyooday qaraxa, kuwa ku dhaawacmayna inuu siiyo caafimaad deg-deg ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Argaggixiso ee ay xagjiriinta Al-Shabaab ka gaysteen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay si xooggan u dhaleeceynayaan weerarka lagu qaaday Hotel Ellit gelinkii dambe ee shalay, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof 18 kalena ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424867,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424865","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424865"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424869,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424865\/revisions\/424869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}