{"id":424772,"date":"2020-08-16T12:36:56","date_gmt":"2020-08-16T09:36:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424772"},"modified":"2020-08-16T15:12:36","modified_gmt":"2020-08-16T12:12:36","slug":"madaxwayne-trump-oo-ballanqaaday-dib-u-soo-celinta-cunaqabataynta-hubka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwayne-trump-oo-ballanqaaday-dib-u-soo-celinta-cunaqabataynta-hubka-iiraan\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Trump oo ballanqaaday dib u soo celinta Cunaqabataynta hubka ee Iiraan"},"content":{"rendered":"<p>Washington-SONNA- Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisa todobaadka soo socda uu dib u\u00a0 cusboonaysiinayo cunaqabatayntii hubka ee saarnayd dalka iiraan, isagoo xusay in uu tixraacayo qodob ka mid ah heeshiiskii horey loola galay Tehraan.<\/p>\n<p>Warkaan ayaa Trump ka sheegay Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay gobolka New Jersy dalkaasi Maraykanka,wuxuuna yiri, waxaan sameynaynaa hab dowladihii heshiiska Nukliyeerka la galay Iiraan 2015ka fursad u siinaynaysa in Dehraan dib loogu giijiyo cunaqabatayntii saarnayd.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxwanaha Maraykanka\u00a0 wuxuu ka gows qabsaday shir ku saabsan arimaha Iiraan oo uu ku baaqay madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin, diidmadaasi ayaa Trump sabab uga dhigay inuu ka dhursugayo natiijada doorashada Maraykanka ee soo socota.<\/p>\n<p>Codbixin maalinnimadii Jimcaha ee14kii bishaan uu qaaday\u00a0 golaha Ammaanka ayaa Maraykanka u soo gudbiyay qaraar,\u00a0 ujeedadiisu ahayd in la kordhiyo mudada cunaqabataynta hubka ee saran Iiraan oo ku eg dhamaadka sanadkaan, qaraarkaas ayaa waxaa diidmada qayaxan ku hor istaagay dalalka Ruushka iyo Shiinaha, waxaa ka aamusay 11 dal, waxaana taageeray Maraykanka iyo Domenica Republic oo ka tirsan Latin Amerika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington-SONNA- Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisa todobaadka soo socda uu dib u\u00a0 cusboonaysiinayo cunaqabatayntii hubka ee saarnayd dalka iiraan, isagoo xusay in uu tixraacayo qodob ka mid ah heeshiiskii horey loola galay Tehraan. Warkaan ayaa Trump ka sheegay Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay gobolka New Jersy dalkaasi Maraykanka,wuxuuna yiri, waxaan sameynaynaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424787,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424772","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424772"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424788,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424772\/revisions\/424788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}