{"id":424771,"date":"2020-08-16T12:39:58","date_gmt":"2020-08-16T09:39:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424771"},"modified":"2020-08-16T14:27:59","modified_gmt":"2020-08-16T11:27:59","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-fashiliyay-qaraxyo-ay-maleegayeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-fashiliyay-qaraxyo-ay-maleegayeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo fashiliyay qaraxyo ay maleegayeen Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Gacanta ku dhigay Miinooyinka Dhulka lagu aaso , kuwa lagu xiro Gaadiidka iyo aalado kala duwan oo laga sameeyo waxyaabaha qarxa, kadib howl-gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Guri ku yaalla Degmada Kurtunwaarreey oo ay Argagagixisadu ku kaysan jireen Miinooyinka.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa waxay sidookale soo qabteen Saddex Qof oo kamid ah Malleeshiyaadka Al-shabaab, xilli ay diyaarinayeen qaraxyo sida uu kusoo warramayo Wariyaha Idaacadda Qaranka, Carrafaad Axmed Nuur Jaangoow oo lasocdo Ciidanka kumaandooska Danab.<\/p>\n<p>Ciidanka Kumaandooska e Xoogga Dalka ayaa waxay Gobolka Shabeellada hoose kawadaan howlgallo lagu baacsanayo Malleeshiyaadka Al-shabaab iyo haraadigooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Gacanta ku dhigay Miinooyinka Dhulka lagu aaso , kuwa lagu xiro Gaadiidka iyo aalado kala duwan oo laga sameeyo waxyaabaha qarxa, kadib howl-gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Guri ku yaalla Degmada Kurtunwaarreey oo ay Argagagixisadu ku kaysan jireen Miinooyinka. Ciidanka ayaa waxay sidookale soo qabteen Saddex Qof oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424775,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424771"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424781,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424771\/revisions\/424781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}