{"id":424623,"date":"2020-08-15T09:11:35","date_gmt":"2020-08-15T06:11:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424623"},"modified":"2020-08-15T09:12:06","modified_gmt":"2020-08-15T06:12:06","slug":"ciidanka-danab-oo-carruur-ay-al-shabaab-barayeen-is-qarxinta-dib-ugu-celiyay-waaliddiintooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-danab-oo-carruur-ay-al-shabaab-barayeen-is-qarxinta-dib-ugu-celiyay-waaliddiintooda\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo Carruur ay Al-shabaab barayeen is-qarxinta dib ugu celiyay waaliddiintooda"},"content":{"rendered":"<div id=\":172\" class=\"ii gt\">\n<div id=\":171\" class=\"a3s aXjCH \">\n<div dir=\"ltr\">\n<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka qeybtiisa Kumaandooska ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarrey ee Gobalka Shabeellada hoose waxey ku soo furteen 33 Carruur ah oo aan qaangaar ahayn, kuwaas oo ay si qasab ah uga soo wateen waaliddiintooda malleeshiyada Al-shabaab si ay u baraan afkaarta xagjirnimada ah ee ay aaminsanyihiin.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa markii ay la wareegeen gacan ku heynta dagmada waxay tageen xerada lagu hayay carruurtaan\u00a0 iyagoo markii soo furteen si nabad ah ugu wareejiyay eheladooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Howlgalka oo bartilmaameedkiisu\u00a0 ahaa Horjoogeyaal iyo rag lagu dabajoogay oo ka tirsan Al Shabaab ayaa lagu soo qabqabtay Tobaneeyo ka tirsan Xagjirka Alshabaab oo qaarkood ku xirnaa Saldhiga Dagmada.<\/p>\n<p>Inta Howlgalka ay ciidamadu ku guda jireen ayay heleen xog dheeraad ah oo ku saabsan goobaha ay Al Shabaab ku diyaariyaan Qaraxyada, waxaana halkaas laga qabtay Miinooyin iyo Maadooyin farabadan oo qaraxyada loo adeegsado.<\/p>\n<p>Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid lasii qorsheeyay islamarkaana uu sii socon doono.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka qeybtiisa Kumaandooska ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarrey ee Gobalka Shabeellada hoose waxey ku soo furteen 33 Carruur ah oo aan qaangaar ahayn, kuwaas oo ay si qasab ah uga soo wateen waaliddiintooda malleeshiyada Al-shabaab si ay u baraan afkaarta xagjirnimada ah ee ay aaminsanyihiin. Ciidamada ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424624,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424623","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424625,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424623\/revisions\/424625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}