{"id":424615,"date":"2020-08-15T08:56:37","date_gmt":"2020-08-15T05:56:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424615"},"modified":"2020-08-15T08:56:37","modified_gmt":"2020-08-15T05:56:37","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-ku-wajahan-dhuusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-ku-wajahan-dhuusa-mareeb\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo ku wajahan Dhuusa-mareeb"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Muqdisho)<\/strong> Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta uu u ambaboxo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Ujeeka socdaalka madaxweynaha ayaa ah qabsoomidda wejigii 2-aad ee shirkii dhawaan lagu soo geba gebeeyey halkaasi,kaasi oo u dhexeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyad.<\/p>\n<p>Agaasimaha Warfaafinta Madaxtoyada Qaranka Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa qoraal uu soo dhigay bartisa Twiterka kaga hadlay safarka madaxweynaha.<\/p>\n<p>&#8220;Iyada oo la tixraacayo dadaallada socda ee la xiriira dowlad-dhisidda iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah, horena loogu sii dhaqaajin lahaa wada hadalladii socday, ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u safri doonaa berri magaalada Dhuusamareeb si uu u hoggaamiyo wareegga labaad ee Shirka Wadatashiga&#8221;. ayuu yiri Ag Cabdinuur<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Muqdisho) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta uu u ambaboxo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Ujeeka socdaalka madaxweynaha ayaa ah qabsoomidda wejigii 2-aad ee shirkii dhawaan lagu soo geba gebeeyey halkaasi,kaasi oo u dhexeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyad. Agaasimaha Warfaafinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424615","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424615"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424620,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424615\/revisions\/424620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}