{"id":424579,"date":"2020-08-14T13:47:54","date_gmt":"2020-08-14T10:47:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424579"},"modified":"2020-08-14T13:47:54","modified_gmt":"2020-08-14T10:47:54","slug":"ciidamada-danab-oo-kooxda-al-shabaab-ka-saaray-kunturwaareey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-danab-oo-kooxda-al-shabaab-ka-saaray-kunturwaareey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Danab oo kooxda Al-Shabaab ka saaray Kunturwaareey"},"content":{"rendered":"<p>Waraka naga soo gaaraya gobolka Sh.hoose, \u00a0ayaa sheegaya in \u00a0Ciidanka Kumaandooska Danab ay la wareegeen degmadda Kunturwaareey,halkaasi oo ay ku sugnaayeen Argagixisada Alshabaab.<\/p>\n<p>Ciidanka Danab ayaa nolosha ku qabtay Horjoogeyaal sare oo Argagixisada kamid ah, ka dib howlag qorsheysan oo laga fuliyay Degmadaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sii daayey dad Shacab ah oo\u00a0 Kooxda Alshabaab ay ku heysteen Degmada kunturwaareey<\/p>\n<p>Faah-faahinta dib kala soco.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraka naga soo gaaraya gobolka Sh.hoose, \u00a0ayaa sheegaya in \u00a0Ciidanka Kumaandooska Danab ay la wareegeen degmadda Kunturwaareey,halkaasi oo ay ku sugnaayeen Argagixisada Alshabaab. Ciidanka Danab ayaa nolosha ku qabtay Horjoogeyaal sare oo Argagixisada kamid ah, ka dib howlag qorsheysan oo laga fuliyay Degmadaasi. Ciidamada ayaa sii daayey dad Shacab ah oo\u00a0 Kooxda Alshabaab ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":424580,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424579","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424581,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424579\/revisions\/424581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}