{"id":424572,"date":"2020-08-14T11:48:22","date_gmt":"2020-08-14T08:48:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424572"},"modified":"2020-08-14T11:52:43","modified_gmt":"2020-08-14T08:52:43","slug":"wasaaradda-waxbarashada-galmudug-oo-shaacisay-natiijyadda-imtixaankii-fasalada-8-aad-ee-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-galmudug-oo-shaacisay-natiijyadda-imtixaankii-fasalada-8-aad-ee-maamulkaasi\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo shaacisay natiijjadda imtixaankii dugsiyada ee Gobolkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Makadaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo xubo ka tirsan golaha wasiiradda ayaa ka qeyb-galay xaflad ka dhacday magaalada Dhuusamareeb oo lagu shaacinayay natiijada imtixaankii fasalada sideedaad ee dugsiyadaGobolkaasi.<\/p>\n<p>Munaasabadaan oo lagu shaacinta natiijada imtixaanka qaran ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda waxbarashada Galmudug,waxaana ka hadlay Gudoomiyaha magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-qoroow)<\/p>\n<p>Madaxwayne ku-xigeenka \u00a0Galmudug oo munaasabada soo gabagabeeyey \u00a0ayaa waxa sheegay in madaxda galmudug ay muhiimada siineeyso waxbarashada deegaannada galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa waxa uu ka warbixiyey sida imtixaanka Ardaydu u gashay iyo sida kaalimaha loogu kala sareeyey.<\/p>\n<p>Wasaarada waxbarashada galmudug ayaa ku guulaysatay in deegaannada Galmudug iskuulada ku yaal ay ka qaado imtixaan mideysan kaasi oo arday ka badan laba kun ay u fariistaan sanad dugsiyeedka 2019-2020 waxaana kaalimah sare galay ilaa toban Arday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Makadaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo xubo ka tirsan golaha wasiiradda ayaa ka qeyb-galay xaflad ka dhacday magaalada Dhuusamareeb oo lagu shaacinayay natiijada imtixaankii fasalada sideedaad ee dugsiyadaGobolkaasi. Munaasabadaan oo lagu shaacinta natiijada imtixaanka qaran ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda waxbarashada Galmudug,waxaana ka hadlay Gudoomiyaha magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":424573,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424572","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424572"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424578,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424572\/revisions\/424578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}