{"id":424481,"date":"2020-08-13T14:08:19","date_gmt":"2020-08-13T11:08:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424481"},"modified":"2020-08-13T14:52:56","modified_gmt":"2020-08-13T11:52:56","slug":"golaha-wasiiradda-k-galbeed-oo-yeeshay-shir-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiiradda-k-galbeed-oo-yeeshay-shir-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiiradda K\/Galbeed oo ka shiray qodobo dhowr ah"},"content":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabsoomay,Iyadoo looga hadlay arrimo dhowr ah oo horyaalla golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaasi oo uu ka soo qeybgalay Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen waxaa lagu soo qaaday dardargalinta howlaha kala duwan ee horyaalla maamulkaasi,gaar ahaan waxqabadka Dowlad Goboleedka iyo xoojinta arimaha bulshada.<\/p>\n<p>Shirkaasi waxaa lagu dhaariyay xubno cusub oo\u00a0 ka mid noqonaya Golaha Wasiirada,kuwaas oo horay uu u \u00a0magacaabay Madaxweynaha maamulkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabsoomay,Iyadoo looga hadlay arrimo dhowr ah oo horyaalla golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya. Shirkaasi oo uu ka soo qeybgalay Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen waxaa lagu soo qaaday dardargalinta howlaha kala duwan ee horyaalla maamulkaasi,gaar ahaan waxqabadka Dowlad Goboleedka iyo xoojinta arimaha bulshada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":424482,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424481","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424481"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424489,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424481\/revisions\/424489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424482"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}