{"id":424475,"date":"2020-08-13T11:12:24","date_gmt":"2020-08-13T08:12:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424475"},"modified":"2020-08-13T11:13:03","modified_gmt":"2020-08-13T08:13:03","slug":"galmudug-oo-shacisay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-shacisay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Galmudug oo shacisay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug\u00a0 ayaa ka dhawaajiyay in uu bilowaday dagaal ka dhan ah AL-shaab oo loga saarayo goobaha fara ku tiriska ah ee ay kaga suganyihin deegaanada maamulka galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaadeen\u00a0 in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan dagaal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab .<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug,waxa ay xuseen in howlgalka lagu saarayo maleeshiyaadka argagixisada ay iska kaashan donaan ciidamada dowlada iyo beesha caalamka,iyagoo dhinaca kale kula dardaarmay dadka Gobolkaasi in ay gacan ka geystaan la dagaalanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Hadaladaan ka soo yeeray Madaxda Galmudug ayay imaanaya\u00a0 xili ay booqdeen deegaanka Shabeeloow oo ay ku \u00a0dagaalameen\u00a0 dad shacab ah iyo kooxda argagixisada Al-shabaab<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug\u00a0 ayaa ka dhawaajiyay in uu bilowaday dagaal ka dhan ah AL-shaab oo loga saarayo goobaha fara ku tiriska ah ee ay kaga suganyihin deegaanada maamulka galmudug. Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaadeen\u00a0 in maalmaha soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":424476,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424475","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424475"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424477,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424475\/revisions\/424477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}