{"id":424412,"date":"2020-08-12T13:32:12","date_gmt":"2020-08-12T10:32:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424412"},"modified":"2020-08-12T13:32:12","modified_gmt":"2020-08-12T10:32:12","slug":"sii-hayaha-r-wasaaraha-oo-la-kulmay-guddi-loo-magacaabay-baarista-shaqaaqadii-ka-dhacday-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-r-wasaaraha-oo-la-kulmay-guddi-loo-magacaabay-baarista-shaqaaqadii-ka-dhacday-xabsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Sii hayaha R\/Wasaaraha oo la kulmay Guddi loo magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA)<\/strong>&#8212; Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane\u00a0<a href=\"https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id=1103970.8332.1.a1d7ddb804cbf06ff0a802e5dc4eae1c\">Mahdi Maxamed Guuleed<\/a>, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor ka dhacday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka oo looga hadlay sameynta baaritaan dhab ah oo lagu sameeyo dhacdadii Xabsiga dhexe, si loo helo warbixin dhammeystiran oo go&#8217;aan lagu qaadan karo, ayaa lagu magacaabay guddi Farsamo oo guddiga kala shaqeeya fududeynta baarintaanka.<\/p>\n<p>Sii hayaha Ra&#8217;iisul Wasaaraha dalka ayaa guddiga kula dardaarmay inay baaritaanka kusoo gebagebeeyaan 10-ka maalin ee loo qorsheeyay lagu soo saaro natiijada baaritaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8212; Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane\u00a0Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor ka dhacday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo looga hadlay sameynta baaritaan dhab ah oo lagu sameeyo dhacdadii Xabsiga dhexe, si loo helo warbixin dhammeystiran oo go&#8217;aan lagu qaadan karo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":424413,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424412","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424414,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424412\/revisions\/424414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}