{"id":424387,"date":"2020-08-12T09:09:19","date_gmt":"2020-08-12T06:09:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424387"},"modified":"2020-08-12T11:45:58","modified_gmt":"2020-08-12T08:45:58","slug":"amisom-oo-gargaar-samofal-ah-gaarsiisay-barokacayaasha-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amisom-oo-gargaar-samofal-ah-gaarsiisay-barokacayaasha-baladweyne\/","title":{"rendered":"AMISOM oo agab samofal ah \u00a0gaarsiisay\u00a0 Barokacayaasha Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p>Baladweyne.(SONNA\u2026 Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa maalinimadii shalay agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee xarunta\u00a0 gobolka Hiiraan .<\/p>\n<p>Mucaawinadaan oo ka kooban bustayaal, weelal,maro kaneeco iyo kuwo kale,waxaa ku deeqay Maamulka Amisom ee\u00a0 ku sugan Govolka Hiiraan,gaar ahaan ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ee ka hoos shaqeeya AMISOM<\/p>\n<p>Qalabkaan mucaawinada ah ayaa qeyb ka ah dadaal la doonayo in \u00a0lagu yareeyo dhibaatada soo gaartay barakacayaasha lagu khasbay inay guryahooda ugu cararaan daadadka ay sababeen roobab mahiigaan ah oo ku dhuftay Gobolkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne.(SONNA\u2026 Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa maalinimadii shalay agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee xarunta\u00a0 gobolka Hiiraan . Mucaawinadaan oo ka kooban bustayaal, weelal,maro kaneeco iyo kuwo kale,waxaa ku deeqay Maamulka Amisom ee\u00a0 ku sugan Govolka Hiiraan,gaar ahaan ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":424388,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424387","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424387"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424411,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424387\/revisions\/424411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}