{"id":424368,"date":"2020-08-11T19:13:46","date_gmt":"2020-08-11T16:13:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424368"},"modified":"2020-08-12T08:33:58","modified_gmt":"2020-08-12T05:33:58","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-suudaan-oo-booqday-jaamacadda-caalamiga-ah-ee-afrikasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-suudaan-oo-booqday-jaamacadda-caalamiga-ah-ee-afrikasawirro\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo booqday xarunta jaamacadda Afrika ee dalkaasi+sawirro"},"content":{"rendered":"<p>(Khaartuum) Danjiraha J.F. Soomaaliya ee\u00a0 dalka Suudan Amb Mohamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagagey Jaamacadda Caalamiga ah ee looyaqaano Intenational University of Africa IUA,Asagoo u kuur galaayay xaaladda ardeyda.<\/p>\n<p>jamacadda IUA waxay kamid tahay Jaamacadaha ugu waweyn ee Dalka Suudan, islamarkaasi ah jaamacadda ugu badan ee dhigta Ardeyda Soomaaliyeed oo gaaraaya 1000 ardey.<\/p>\n<p>Danjiraha oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Jaamacadda ayaa wuxuu la kulmey maamulaha guud ee cusub jamacadda Professor Yusuf Mukhtar Al<br \/>\nAmin,wuxuuna ugu mahadceliyay fursadaha waxbarasho oo aysiiyeen walaalahooda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>sidookale waxay kawada Hadleen waxyaabo la xiriira xoojinta xiriika labada Dal, Suudan\u00a0 iyo Soomaaliya gaar ahaan xiriirka Jamacadda iyo safaaradda.<br \/>\nDanjire Maxamed Sheekh Isxaaq waxaa\u00a0 ku weheliyay kulanka Nasara Mohamed Ahmed oo ah uqeybsanahay Arrimaha waxbarashada iyo Cali Maxamed Maxamuud oo u qaabilsan Safaaradda xiriirka bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-424375\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0171-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0171-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0171-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0171.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-424374\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0172-1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0172-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0172-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG-20200811-WA0172-1.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Khaartuum) Danjiraha J.F. Soomaaliya ee\u00a0 dalka Suudan Amb Mohamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagagey Jaamacadda Caalamiga ah ee looyaqaano Intenational University of Africa IUA,Asagoo u kuur galaayay xaaladda ardeyda. jamacadda IUA waxay kamid tahay Jaamacadaha ugu waweyn ee Dalka Suudan, islamarkaasi ah jaamacadda ugu badan ee dhigta Ardeyda Soomaaliyeed oo gaaraaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424373,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424368","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424368"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424386,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424368\/revisions\/424386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}