{"id":424314,"date":"2020-08-11T14:26:29","date_gmt":"2020-08-11T11:26:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424314"},"modified":"2020-08-11T14:44:21","modified_gmt":"2020-08-11T11:44:21","slug":"guddiga-amniga-golaha-shacabka-oo-maanta-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-amniga-golaha-shacabka-oo-maanta-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda\/","title":{"rendered":"Guddiga Amniga Golaha Shacabka oo Maanta kulan la yeeshay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho(SONNA)-Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka ayaa kulan kula yeeshay xarrunta Villa Hargeysa Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi).<\/span><\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\">\n<p>Ajendaha kulanka ayaa ahaa katashiga Sharciga Socdaalka oo horyaala Guddiga.<\/p>\n<p>Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadab Jimcaale \u00a0(Koofi) ayaa guddiga sharaaxaad ka siiyay ahmiyadda uu leeyahay sharciga Socdaalka.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga ayaa sidoo kale waxa at agaasimaha weydiiyeen su,aalo la xarriiro sharciga Socdaalka dalka.<\/p>\n<p>Kusimaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha Gudaha iyo amniga Xildhibaan Maxamed Cabdulle faarax (Geesey) ayaa uga mahadceliyay agaasimaha hay,adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Col.Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) sharaxaada uu guddiga ka siiyay sharciga Socdaalka.<\/p>\n<\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka ayaa kulan kula yeeshay xarrunta Villa Hargeysa Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi). Ajendaha kulanka ayaa ahaa katashiga Sharciga Socdaalka oo horyaala Guddiga. Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadab Jimcaale \u00a0(Koofi) ayaa guddiga sharaaxaad ka siiyay ahmiyadda uu leeyahay sharciga Socdaalka. Xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424326,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424314","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424314"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424328,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424314\/revisions\/424328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}