{"id":424311,"date":"2020-08-11T14:21:59","date_gmt":"2020-08-11T11:21:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424311"},"modified":"2020-08-11T14:40:51","modified_gmt":"2020-08-11T11:40:51","slug":"sii-hayaha-raisulwasaaraha-dalka-oo-magacaabay-guddiga-baarista-shaqaaqadii-ka-dhacday-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-raisulwasaaraha-dalka-oo-magacaabay-guddiga-baarista-shaqaaqadii-ka-dhacday-xabsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Sii hayaha Ra\u2019isulwasaaraha Dalka oo Magacaabay Guddiga Baarista Shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga dhexe."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho(SONNA)-Sii hayaha xilka \u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Jahmuuriyadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdada Shaqaaqadii 10\/08\/2020 ka Dhacday Xabsiga Dhexe.<\/header>\n<header><\/header>\n<header class=\"td-post-title\">1- Mudane Xasan Xuseen Xaaji\u200b Wasiirka Cadaaladda\u200b Guddoomiye2- Dr. Sulaymaan Max\u2019ed Max\u2019ud\u200b Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka\u200b Xubin3- S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) \u200bTaliyaha Ciidanka Booliska\u200b Xubin4- S\/Guuto Mahad C\/raxmaan Aadan\u200bTaliyaha Ciidanka Asluubta\u200b Xubin<\/p>\n<p>5- S\/Guuto C\/llaahi Buulle Kameey\u200bXeer-ilaaliyaha Guud ee<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada\u200b Xubin<\/p>\n<p>6- G\/Sare Guuleed Sh. Xuseen Aadan\u200b Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada (C.I.D.)\u200bXubin<\/p>\n<p>Xilka iyo Waajibaadka Guddiga:<\/p>\n<p>1- Waxa xubnaha Guddiga sare ku xusan la farayaa in ay deg deg u hawl-galaan, una guda-galaan barista dhacdadaas, kana keenaan gub-gaar dhammays-tiran sida ugu dhaqsaha badan.<\/p>\n<p>2- Guddiga waxa la farayaa iyaga oo gudanaya waajibaadkooda in ay si joogta ula socod-siiyaan Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha barista ay wadaan.<\/p>\n<p>3- In hawshan Baarista lagu soo gaba-gabeeyo muddo Toban (10) casho gudahood ah oo ka bilaabanaysa taariikhda warqaddan.<\/p>\n<p>4- Guddigan hawshiisu waxa ay ku ekaan doontaa marka baaristu soo gaba-gabowdo.<\/p>\n<p>5- Guddigan waxa uu magacaaban karaa Guddi-hoosaad Farsamo oo u fududeeya waajibaadka loo igmaday.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Sii hayaha xilka \u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Jahmuuriyadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdada Shaqaaqadii 10\/08\/2020 ka Dhacday Xabsiga Dhexe. 1- Mudane Xasan Xuseen Xaaji\u200b Wasiirka Cadaaladda\u200b Guddoomiye2- Dr. Sulaymaan Max\u2019ed Max\u2019ud\u200b Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka\u200b Xubin3- S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) \u200bTaliyaha Ciidanka Booliska\u200b Xubin4- S\/Guuto Mahad C\/raxmaan Aadan\u200bTaliyaha Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424323,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424311","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424311"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424325,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424311\/revisions\/424325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}