{"id":424300,"date":"2020-08-11T11:53:31","date_gmt":"2020-08-11T08:53:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424300"},"modified":"2020-08-11T11:53:31","modified_gmt":"2020-08-11T08:53:31","slug":"ciidamada-booliska-galmudug-oo-howlgal-lagula-dagaalamayo-burcada-ka-sameeyay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-booliska-galmudug-oo-howlgal-lagula-dagaalamayo-burcada-ka-sameeyay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska Galmudug oo howlgal lagula dagaalamayo burcada ka sameeyay Dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<p><u>Muqdisho(SONNA)-Ciidamada Booliis<\/u>ka Dhuusamareeb ayaa \u00a0howlgal balaaran \u00a0lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi oo ay wehliyeen Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb Dhamme Nuur Cilmi, Gudoomiyaha Dhuusamareeb Moalim Abdrahman Geedaqorow iyo Saraakiil sare ayaa ciidamada howlgalka ku jira \u00a0kormeeray.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa kusoo beegmaya xili habeen hore Ciidamada Booliisku ay Xareeyeen dhamaan mootooyinka Bajaajta loo yaqaan oo aan shaqeynin maalintii labaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa \u00a0howlgal balaaran \u00a0lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi oo ay wehliyeen Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb Dhamme Nuur Cilmi, Gudoomiyaha Dhuusamareeb Moalim Abdrahman Geedaqorow iyo Saraakiil sare ayaa ciidamada howlgalka ku jira \u00a0kormeeray. Howlgalkaan ayaa kusoo beegmaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424301,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424300","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424302,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424300\/revisions\/424302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}