{"id":424195,"date":"2020-08-10T14:56:39","date_gmt":"2020-08-10T11:56:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424195"},"modified":"2020-08-10T14:58:34","modified_gmt":"2020-08-10T11:58:34","slug":"wajiga-labaad-ee-shirka-wada-tashiga-ka-qeyb-qaadashada-isbeddelka-cimillada-oo-ka-furmay-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wajiga-labaad-ee-shirka-wada-tashiga-ka-qeyb-qaadashada-isbeddelka-cimillada-oo-ka-furmay-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Wajiga labaad ee shirka wada-tashiga ka qeyb qaadashada isbeddelka Cimillada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wajiaga labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbeddelka cimillada ee heer Qaran ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga isbeddelka cimilada Xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha Dalka ayaa waxaa ka qeyb-galaya wasaaraddaha bay\u2019adda ee Dowlad Goboleedyada Dalka qaar ka mid ah iyo hay\u2019addaha Dowladda dhexe isagoo socon doono muddo labo maalmood ah.<\/p>\n<p>Sida qorshahu yahay waxaa la uruurinayaa \u00a0dhammaan xogaha isbedelka cimilada ee heer qaran si loo horgeeyo sanadkaan dhamaadkiisa hay\u2019adda qaramada midoobay u qabilsan isbedelka cimilada ee dunida Soomaaliyane ay ka tirsan sida uu sheegay agaasimaha guud ee agaasinka isbedelka cilimadda Xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha dalka Mudane, Axmed Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxyaabaha\u00a0 lagu gorfeynayo waxaa ka mid abaaraha\u00a0 iyo fataahaddaha soo laabatay ,ka faa&#8217;iideysiga Xoolaha, beeraha, biyaha wax soo saarka shidaalka, wasaqowga hada \u00a0iyo guud ahaan \u00a0Cimilada dalka waxaana xubaha matalayay dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ay soo dhaweeyay muhiimada shirkaan uu leeyahay.<\/p>\n<p>Wajiga kuwaad shirkaan isbedelka cimilada waxa uu ka dhacay bilaawga sanadkaan magaalada Garoowe ee xarunta Punland hase ahaatee xafiiska isbedelka cimilada waxa uu sheegay in illaa iyo sedex shirkale laga qaban doonaan dhammaan waxyaabaha kasoo baxo la geyndoono shirka guud ee Qm ee la filayo inuu dhaco bisha 12 Decembar ee 2020.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wj2.bmp\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-424199\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wj2.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><\/a> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424200 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424201 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl2.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424202 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl3-1.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424203 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl4.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424204 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl5.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424205 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl6.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424206 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wl7.bmp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wajiaga labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbeddelka cimillada ee heer Qaran ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga isbeddelka cimilada Xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha Dalka ayaa waxaa ka qeyb-galaya wasaaraddaha bay\u2019adda ee Dowlad Goboleedyada Dalka qaar ka mid ah iyo hay\u2019addaha Dowladda dhexe isagoo socon doono muddo labo maalmood ah. Sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424198,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424195","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424195"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424195\/revisions\/424207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}