{"id":424077,"date":"2020-08-09T11:15:40","date_gmt":"2020-08-09T08:15:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424077"},"modified":"2020-08-09T11:17:07","modified_gmt":"2020-08-09T08:17:07","slug":"booliiska-punt-land-oo-gacanta-ku-dhigay-khamri-iyo-raggii-ka-ganacsanayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliiska-punt-land-oo-gacanta-ku-dhigay-khamri-iyo-raggii-ka-ganacsanayay\/","title":{"rendered":"Booliiska Punt-land oo gacanta ku dhigay Khamri iyo raggii ka ganacsanayay"},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">Gaalkacy-Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF iyo kuwa Booliiska ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay xerada Kabidda\u00a0 ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Howlgalka ciidamada ay sameeyen waxaa lagu soo qabtay\u00a0 Khamri badan iyo rag hubeysan oo ka gacansanaayay maandooriyaha, waxaana inta uu socday howlgalka ay ciidanka iska caabin kala kulmeen raggii hubeysnaa.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Qoraal kasoo baxay Taliska qeybta Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka lagu qabtay 5 kamid ah ragii ka gacansanayay maandooriyaha Khamriga, halka mid kalena ay ciidamadu dhaawaceen,waxana goobta howlgalka laga sameeyay ay ahayd saldhigga ugu weyn ee lagu iibin jiray Khamriga iyo Maandooriyaasha kale,sida qoraalka lagu sheegay<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacy-Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF iyo kuwa Booliiska ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay xerada Kabidda\u00a0 ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Howlgalka ciidamada ay sameeyen waxaa lagu soo qabtay\u00a0 Khamri badan iyo rag hubeysan oo ka gacansanaayay maandooriyaha, waxaana inta uu socday howlgalka ay ciidanka iska caabin kala kulmeen raggii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424090,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424077","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424077"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424091,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424077\/revisions\/424091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}