{"id":424067,"date":"2020-08-09T09:17:54","date_gmt":"2020-08-09T06:17:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424067"},"modified":"2020-08-09T09:18:34","modified_gmt":"2020-08-09T06:18:34","slug":"ciidanka-xds-oo-howl-gallo-qorsheysan-ka-fuliyay-degaanno-ka-tirsan-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-howl-gallo-qorsheysan-ka-fuliyay-degaanno-ka-tirsan-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo howl-gallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Gacanta kusoo dhigay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, ka dib howl-gallo qorsheysan oo ay ka sameeyeen nawaaxiga Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka Danab ayaa sheegay in Dadka ay soo qabteen oo u badan Dhallinyaro ay marsiin doonaan baaritaanno, kadibna ay sii deyn doonaan Qofkii ay dembi ku waayaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa waxay sidoo kale sheegeen in howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab ay sii wadi doonaan qorshahuna uu yahay in ay u ruqaansadaan degaannada ay Argagixisadu kaga dhuumaalaysanayaa Gobollada Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Gacanta kusoo dhigay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, ka dib howl-gallo qorsheysan oo ay ka sameeyeen nawaaxiga Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka Danab ayaa sheegay in Dadka ay soo qabteen oo u badan Dhallinyaro ay marsiin doonaan baaritaanno, kadibna ay sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424068,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424067","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424069,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424067\/revisions\/424069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}