{"id":424009,"date":"2020-08-08T10:35:26","date_gmt":"2020-08-08T07:35:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=424009"},"modified":"2020-08-08T10:42:15","modified_gmt":"2020-08-08T07:42:15","slug":"ku-simaha-madaxweynaha-galmudug-oo-kulan-la-qaatay-ururka-haweenka-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-madaxweynaha-galmudug-oo-kulan-la-qaatay-ururka-haweenka-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Ku simaha Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Ururka Haweenka Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ku simaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Ururka Haweenka Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid \u00a0ayaa Ururka haweenka magaalada Dhuusamareeb waxa uu kala hadlay arrimaha shirkii wadatashiga madaxda Qaranka iyo kuwa Dowad Goboleedyada ee ku qabsoomay Dhuusamareeb iyo diyaar garoowga wajiga Saddexaad ee shirka Dhuusamareeb ee loo ballansanyahay 15-ka Bishan .<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bogaadiyay kaalintii adkeyd oo ay Haweenka Galmudug ka qaateen Shirarkii Wadatashiga ee Dhusamareeb 1 &amp; 2. Waxaana kaloo faray iney u diyaar-garoobaan qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 3 oo caasimaddu ay martigelin doonto 15 bishaan Agoosto.ayuu hadalkiisa ku daray ku simaha madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo dhawaan safar shaqo ugu baxay dalka turkiga ayaa sheegay in maalmo kooban uu kusoo laabanayo si loo dar dargaliyo diyaar-garoowga wajiga sedexaad ee shirka wadatashiga madaxda Qaran iyo kuwad Dowlad Goboleedyada oo loogu ballansanyahay Magaalada Dhuusamareeb 15-ka Bishan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424010 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/GAL1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/GAL1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/GAL1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/GAL1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-424011 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Gal2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Gal2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Gal2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Gal2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ku simaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Ururka Haweenka Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid \u00a0ayaa Ururka haweenka magaalada Dhuusamareeb waxa uu kala hadlay arrimaha shirkii wadatashiga madaxda Qaranka iyo kuwa Dowad Goboleedyada ee ku qabsoomay Dhuusamareeb iyo diyaar garoowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":424010,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-424009","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=424009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":424012,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/424009\/revisions\/424012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/424010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=424009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=424009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=424009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}