{"id":423982,"date":"2020-08-07T11:31:12","date_gmt":"2020-08-07T08:31:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423982"},"modified":"2020-08-07T13:31:21","modified_gmt":"2020-08-07T10:31:21","slug":"danjiraha-jfs-ee-suudaan-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-itoobiya-ay-u-soo-magacaawday-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-jfs-ee-suudaan-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-itoobiya-ay-u-soo-magacaawday-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Danjiraha JFS ee Suudaan oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Itoobiya ay u soo magacaawday dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Kulankan oo muhiimka ahaa ee dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya u jooga waddanka Suudaan ayaa\u00a0 ka dhacay xafiiska Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya\u00a0<strong>Amb Maxamed Sheekh Isxaaq<\/strong>\u00a0uu ku leeyahay magaalada Khaartuum ee xarunta dalkaasi.<\/p>\n<p>Wuxuu ka dambeeyay kulankan kadib markii Safiirka cusub ee Itoobiya u fadhindoona dalkaasi Suudaan(<strong>Yibeltal Aemero Alemu)<\/strong>\u00a0uu booqasho rasmi ah ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Suudaan,si ay uga wada hadlaan wada shaqeynta labada dhinaca.<\/p>\n<p>Amb Maxamed Sheekh Isxaaq Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan ayaa Wakaaladda Wararka\u00a0<strong>(SONNA)<\/strong>\u00a0u sheegay in uu xafiiskiisa ku qabilay danjiraha Itoobiya ee Suudaan,wuxuuna intaasi ku daray in ay ka wada hadleen labada mas\u2019uulba sidii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maanta booqasho iigu yimid xafiiskeyga safaaradda Khaartuum,Danjiraha Dowladda aan saaxiibada dhownahay ee Itoobiya u fadhindoona Dalkan Suudaan,<strong>Amb<\/strong>\u00a0(<strong>Yibeltal Aemero Alemu),<\/strong>waxaana ka wada hadalnay sidii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal\u201d.ayuu yirii Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.<\/p>\n<p>Safiirkasta oo dal u fadhiya dal kale waxyaabaha ugu muhiimsan ee looga fadhiyo waxaa kamid ah sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirada dhinaca diplomaciyadda oo uu dalkiisa la leeyahay wadanka kale,mas\u2019uuliyiinta safaaradaha Soomaaliya ee dalalka Caalamka oo hoostaga wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey dadaal xoogan ugu jiray kor u qaadista siyaasadda arrimaha dibadda dalka iyo diplomaasiyadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankan oo muhiimka ahaa ee dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya u jooga waddanka Suudaan ayaa\u00a0 ka dhacay xafiiska Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya\u00a0Amb Maxamed Sheekh Isxaaq\u00a0uu ku leeyahay magaalada Khaartuum ee xarunta dalkaasi. Wuxuu ka dambeeyay kulankan kadib markii Safiirka cusub ee Itoobiya u fadhindoona dalkaasi Suudaan(Yibeltal Aemero Alemu)\u00a0uu booqasho rasmi ah ku tagay safaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423985,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423982","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423990,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423982\/revisions\/423990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}