{"id":423915,"date":"2020-08-05T16:15:07","date_gmt":"2020-08-05T13:15:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423915"},"modified":"2020-08-05T16:15:07","modified_gmt":"2020-08-05T13:15:07","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweyne-deni-oo-lagu-soo-dhaweeyay-deegaanka-saaxo-ee-goldogob","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hogaaminayo-madaxweyne-deni-oo-lagu-soo-dhaweeyay-deegaanka-saaxo-ee-goldogob\/","title":{"rendered":"wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Deegaanka Saaxo ee Goldogob"},"content":{"rendered":"<h1><\/h1>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Punland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanata si diiran loogu soo dhaweeyay deegaanka saaxo oo hoostaga Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug<\/p>\n<p>Mudaneynaha \u00a0ayaa sheegay in dowlad gobaleedka Puntland ay xil iska saarayaan ka warqabka baahiyada heysata shacabka Soomaaliyeed ee reer Puntland meel kasta oo ay joogaan, isagoo dhanka kalana ku booriyay ka shaqeynta amniga iyo ilaalinta daris wanaaga iyo nabad ku wada noolaashaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sidoo kale kormeeray xerada Ciidamada daraawiishta Puntland ee deegaanka Saaxo, isagoo xariga ka jaray saldhiga booliska deegaankaasi, isla markaana dhagax dhigay dhismaha xarumaha adeegyada Bulshada qaarkood kuwaas oo la qorsheynayo in halkaasi laga hirgaliyo mustaqbalka dhaw<\/p>\n<p>Deegaanka Saaxo ayaa ka mid ah deegaannada ay ragaadiyeen horumarkooda colaadaha ka jiri jiray Gobalka Mudug balse iminka ka soo kabsatay coladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Punland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanata si diiran loogu soo dhaweeyay deegaanka saaxo oo hoostaga Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug Mudaneynaha \u00a0ayaa sheegay in dowlad gobaleedka Puntland ay xil iska saarayaan ka warqabka baahiyada heysata shacabka Soomaaliyeed ee reer Puntland meel kasta oo ay joogaan, isagoo dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423916,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423915","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423917,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423915\/revisions\/423917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}