{"id":423911,"date":"2020-08-05T16:03:40","date_gmt":"2020-08-05T13:03:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423911"},"modified":"2020-08-05T16:03:59","modified_gmt":"2020-08-05T13:03:59","slug":"guddoomiyaha-g-banaadir-oo-daah-furay-tababbar-lagu-baranaayo-jiheynta-awood-dhiska-aqooneed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-g-banaadir-oo-daah-furay-tababbar-lagu-baranaayo-jiheynta-awood-dhiska-aqooneed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha G\/ Banaadir oo daah-furay tababbar lagu baranaayo jiheynta awood dhiska aqooneed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay tababbar aqoon kororsi ah oo lagu baranayo Jiheenta awood-dhiska aqooneed ee howl wadeennada waxbarashada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa shaqaalaha qaadanaya tababbarkaan u rajeeyay in ay waxbadan oo hore uga maqnaa ay ka helaan,wuxuuna kula dardaarmay in jiilalka kale ay uga faa\u2019ideyaan waxa ay bartaan.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Basma Caamir Jaketti ayaa shaqaalaha ku boorisay in ay laba jibbaaran dadaalkooda, ayna ka faa\u2019ideystan waxbarashada.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda Shaqada iyo shaqaalaha gobolka Banaadir Muuse Cali Abiikar ayaa sheegay in ay soo xuleen dad lagu aamini karo tababbarka in ay uga faa\u2019ideystaan siddii loo baahnaa isagoo xusay in la joogteyn doono tababbarada shaqaalaha si sare loogu qaado aqoontooda.<\/p>\n<p>Tababbarkaan oo ka furmay xarunta agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir uu ku leeyahay degmada Xamarweyne ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiye ku xigeennada gobolka,agaasime waaxeedyada iyo howlwadeennada agaasinka waxbarashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay tababbar aqoon kororsi ah oo lagu baranayo Jiheenta awood-dhiska aqooneed ee howl wadeennada waxbarashada gobolka Banaadir. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa shaqaalaha qaadanaya tababbarkaan u rajeeyay in ay waxbadan oo hore uga maqnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423912,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423911"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423914,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423911\/revisions\/423914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}