{"id":423816,"date":"2020-08-04T14:31:04","date_gmt":"2020-08-04T11:31:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423816"},"modified":"2020-08-04T14:42:57","modified_gmt":"2020-08-04T11:42:57","slug":"aqalka-sare-oo-ansixiyay-xubin-ka-mid-ah-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aqalka-sare-oo-ansixiyay-xubin-ka-mid-ah-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Aqalka  Sare oo ansixiyay xubin ka mid ah guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.6pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Muqdisho:(SONNA)-<\/span>Golaha aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. ee golaha waxaana ajandaha maanta uu anaa ansixinta xubin ka mid nooneysa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran.<\/p>\n<p>Kulanka maanta waxaa soo xaadiray 31-xubnood waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha aqalka saree e barlamaanka federaalka Soomaaliiya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo ay ku wehlinayeen labadiisa ku xigeenka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn dhammaan 31- ayaa cod akhlabiyad leh ku ansixiyay Xubinimada,Marwo Sacdiyo Shuuriye oo kamid Noqonaysa Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Golaha aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. ee golaha waxaana ajandaha maanta uu anaa ansixinta xubin ka mid nooneysa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran. Kulanka maanta waxaa soo xaadiray 31-xubnood waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha aqalka saree e barlamaanka federaalka Soomaaliiya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423817,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423816","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423816"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423822,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423816\/revisions\/423822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}