{"id":423803,"date":"2020-08-04T13:57:25","date_gmt":"2020-08-04T10:57:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423803"},"modified":"2020-08-04T14:48:03","modified_gmt":"2020-08-04T11:48:03","slug":"sii-hayaha-xilka-raiisul-wasaaraha-dalka-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlay-ka-jawaabidda-xaaladaha-degdegga-ah-ee-dalka-ka-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-xilka-raiisul-wasaaraha-dalka-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlay-ka-jawaabidda-xaaladaha-degdegga-ah-ee-dalka-ka-jira\/","title":{"rendered":"Sii hayaha R\/wasaaraha XFS oo guddoomiyay shir looga hadlay xaaladaha degdegga ah ee ka jira.   dalka"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; vertical-align: baseline; margin: 0in 0in 15.6pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.0pt; font-family: 'Georgia','serif'; color: #3a352a;\">Muqdisho:(SONNA)-<\/span>Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane\u00a0<a href=\"https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id=1102336.8252.1.27a11f404968bebadc87f5abd455f6ed\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\" data-saferedirecturl=\"https:\/\/www.google.com\/url?q=https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id%3D1102336.8252.1.27a11f404968bebadc87f5abd455f6ed&amp;source=gmail&amp;ust=1596622679987000&amp;usg=AFQjCNHwTNHvYQ_MAMmKv84UXQ_o2HfJiw\">Mahdi Maxamed Guuleed<\/a>\u00a0ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"left\">Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay wax ka qabashada fatahaadaha, COVID19 iyo ayaxa oo kamid ah xaaladaha ugu daran ee xilligaan dhibaatada ku haya dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">Kulanka intii uu socday waxaa la isla gartay in la sameeyo guddi isku dubba rida oo ka shaqeeya howlaha ku xeeran wax ka qabashada, mudnaan siinta iyo dardar gelinta dadaallada lagu yareynayo qatarta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane\u00a0Mahdi Maxamed Guuleed\u00a0ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay wax ka qabashada fatahaadaha, COVID19 iyo ayaxa oo kamid ah xaaladaha ugu daran ee xilligaan dhibaatada ku haya dalka. Kulanka intii uu socday waxaa la isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423809,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423803","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423803"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423823,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423803\/revisions\/423823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}