{"id":423776,"date":"2020-08-04T09:57:21","date_gmt":"2020-08-04T06:57:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423776"},"modified":"2020-08-04T11:33:22","modified_gmt":"2020-08-04T08:33:22","slug":"madaxweynaha-punland-oo-sheegay-wasaaraddaha-amniga-ee-punland-iyo-galmudug-in-ay-iska-kaashanayaan-sugida-amaanka-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-punland-oo-sheegay-wasaaraddaha-amniga-ee-punland-iyo-galmudug-in-ay-iska-kaashanayaan-sugida-amaanka-galkacyo\/","title":{"rendered":"Wasaaradaha Amniga Puntland iyo Galmudug  oo iska kaashanaya sugidda ammaanka Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in wasaaradaha ammniga iyo arrimaha gudaha ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Punland iyo Galmudug ay iska kaashanayaan sugidda ammaanka Gaalkacyo si bulshada ku dhaqan ay ugu wada noolaadaan xasilooni, walaalnimo iyo in laga wadashaqeeyo isdhexgalka bulshada.<\/header>\n<header class=\"td-post-title\">Madaxweyne Deni waxa uu sheegay in heshiiskii isaga iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) uu ka mid ahaa iskaashiga wasaaradaha amniga ee labada maamul gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay labaduba ka arrimiyaan.\u201cSugida amaanka Galkacyo iyo in labada wasaaraddooda waa amniga iyo arrimaha gudaha ay kawada shaqeeyaan waxaan ku hishiinay madaxweynaha Qoor Qoor waxaana dhammaan hay\u2019addaasi fareynaa inay sidii loogu talagalay ay u shaqeeyaan amniga magaalada uu u noqdo mid si buuxda layskugu haleyn karo ayuu yiri madaxweyne Deni.Madaxweynaha Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidoo kale bulshada labada dhinac ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka oo muhiim u ah horumarka ka socdo hada magaalada Galkacyo.Ugu dambeyntii Madaxweynaha Puntlad Saciid Cabdullaahin Deni ayaa hadalkaan ka sheegay mar uu xariga ka jarayay mashruuc dhismaha wadooyin ka ee ka socda magaalada gaalkacyo<\/header>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in wasaaradaha ammniga iyo arrimaha gudaha ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Punland iyo Galmudug ay iska kaashanayaan sugidda ammaanka Gaalkacyo si bulshada ku dhaqan ay ugu wada noolaadaan xasilooni, walaalnimo iyo in laga wadashaqeeyo isdhexgalka bulshada. Madaxweyne Deni waxa uu sheegay in heshiiskii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423777,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423776","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423776"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423787,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423776\/revisions\/423787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}