{"id":423723,"date":"2020-08-03T09:57:42","date_gmt":"2020-08-03T06:57:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423723"},"modified":"2020-08-03T09:58:25","modified_gmt":"2020-08-03T06:58:25","slug":"maamulka-koofur-galbeed-oo-ka-hadlay-geerida-guddoomiye-koosto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-koofur-galbeed-oo-ka-hadlay-geerida-guddoomiye-koosto\/","title":{"rendered":"Maamulka Koofur Galbeed oo ka hadlay geerida Guddoomiye Koosto"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka warbixisay weerar\u00a0 xalay lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda Degmada Wanla-weyn, Maxamed C\/laahi Koosto.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed, Maxamed Abuukar Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa\u00a0 ka tacsiyeeyey geerida ku timid marxuumka oo lagu dilay Bam Gacmeed lagu weeraray Gurigiisa, wuxana marxuumka Alle uga baryay inuu ka waraabiyo Janadiisa Firdowso.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay marxuum Koosto Aabihiis iyo sidoo kale xaaskiisa oo lagulala tacaalayo goobaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka warbixisay weerar\u00a0 xalay lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda Degmada Wanla-weyn, Maxamed C\/laahi Koosto. Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed, Maxamed Abuukar Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa\u00a0 ka tacsiyeeyey geerida ku timid marxuumka oo lagu dilay Bam Gacmeed lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423724,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423723","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423723"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423725,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423723\/revisions\/423725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}