{"id":423628,"date":"2020-08-02T13:40:08","date_gmt":"2020-08-02T10:40:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423628"},"modified":"2020-08-02T13:41:19","modified_gmt":"2020-08-02T10:41:19","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-dilay-hor-jooge-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-dilay-hor-jooge-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo dilay hor-jooge ka tirsanaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howl-gal qorsheysan oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya qaybtiisa Danab ka fuliyeen degaanka Koban ee Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay hor-jooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab iyo Malleeshiyaad la socday.<\/p>\n<p>Taliyaha guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed, G\/le ; Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay howl-galkooda ku dileen horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab oo lagu Magacaabi jiray, Cali Garweyne iyo Afar kale oo isaga ilaalo u ahayd.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in ay wadada udhexeeysa Jamaame iyo Kismaayo\u00a0 kasoo saareen Miinooyin ay galiyeen Malleeshiyaadka Al-Shabaab,si ay ugu dhibaateeyaan Dadka Shacabka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Howl-gal qorsheysan oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya qaybtiisa Danab ka fuliyeen degaanka Koban ee Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay hor-jooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab iyo Malleeshiyaad la socday. Taliyaha guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed, G\/le ; Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay howl-galkooda ku dileen horjooge [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423629,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423628","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423631,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423628\/revisions\/423631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}