{"id":423615,"date":"2020-08-02T11:57:51","date_gmt":"2020-08-02T08:57:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423615"},"modified":"2020-08-02T11:59:51","modified_gmt":"2020-08-02T08:59:51","slug":"wasiirro-ka-tirsanaa-maamulka-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirro-ka-tirsanaa-maamulka-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 1\/8\/2020-ka xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle, Saalax Maxamed Xasan, isagoo u Magacaabay Xildhibaan, Shuceyb Cabdikariin Muumin.<\/p>\n<p>Mudane, Waare ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka HirShabelle, waxana lagu beddelay Xildhibaan ,Yuusuf Axmed Yalaxow.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka aqriso wareegtada:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-423624 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/WAREEGTO-Waare.jpg\" alt=\"\" width=\"1191\" height=\"1505\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/WAREEGTO-Waare.jpg 523w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/WAREEGTO-Waare-237x300.jpg 237w\" sizes=\"auto, (max-width: 1191px) 100vw, 1191px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 1\/8\/2020-ka xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle, Saalax Maxamed Xasan, isagoo u Magacaabay Xildhibaan, Shuceyb Cabdikariin Muumin. Mudane, Waare ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka HirShabelle, waxana lagu beddelay Xildhibaan ,Yuusuf Axmed Yalaxow. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423622,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423615","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423615"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423626,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423615\/revisions\/423626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}