{"id":423614,"date":"2020-08-02T11:15:34","date_gmt":"2020-08-02T08:15:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423614"},"modified":"2020-08-02T11:25:48","modified_gmt":"2020-08-02T08:25:48","slug":"kumanaan-reer-israeli-ah-oo-dalbaday-in-uu-iscasilo-r-wasaare-benjamin-netanyahu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kumanaan-reer-israeli-ah-oo-dalbaday-in-uu-iscasilo-r-wasaare-benjamin-netanyahu\/","title":{"rendered":"Kumanaan reer Israa&#8217;iil ah oo dalbaday in uu iscasilo R\/Wasaare Benjamin Netanyahu"},"content":{"rendered":"<p>Kumanaan Israa\u2019iil ah ayaa isugu tagay waddooyinka dhowr magaalo oo ka tirsan dalkaasi iyagoo dalbanaya in uu iscasilo R\/Wasaare Benjamin Netanyahu,isla markaana la soo taago maxkamad.<\/p>\n<p>Ninkaasi ayaa loo heystaa qaabka ama sida uu u maareeyay qalalaasaha uu keenay cudurka coronavirus iyo hoos u dhaca dhaqaale ee ka jira dalkaasi.<\/p>\n<p>In kasta oo Netanyahu uu isku dayey inuu hoos u dhigo mudaaharaadyada, haddana ma muuqdaan wax cadeynaya hoos u dhaca dadka ka qeybgalaya isu soo baxyadaasi.<\/p>\n<p>Warbaahinta Israel ayaa ku qiyaastay ugu yaraan 10,000 oo qof oo mudaaharaadayaal ah in ay isugu soo baxeen meel u dhow guriga Natanyaahu ee magaalada Qudus,<\/p>\n<p>Mudaaharaadyadaan\u00a0 looga horjeedo ra\u2019iisal wasaaraha Israa\u2019iil Natanyaahu,ayaa ah kuwii ugu ballaarnaa ee la arko tan iyo sanadkii 2011-kii<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumanaan Israa\u2019iil ah ayaa isugu tagay waddooyinka dhowr magaalo oo ka tirsan dalkaasi iyagoo dalbanaya in uu iscasilo R\/Wasaare Benjamin Netanyahu,isla markaana la soo taago maxkamad. Ninkaasi ayaa loo heystaa qaabka ama sida uu u maareeyay qalalaasaha uu keenay cudurka coronavirus iyo hoos u dhaca dhaqaale ee ka jira dalkaasi. In kasta oo Netanyahu uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423616,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423614","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423614"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423620,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423614\/revisions\/423620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}