{"id":423600,"date":"2020-08-02T08:26:03","date_gmt":"2020-08-02T05:26:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423600"},"modified":"2020-08-02T08:26:03","modified_gmt":"2020-08-02T05:26:03","slug":"cabdiraxmaan-mucaawiye-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-joogtada-ee-xafiiska-r-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cabdiraxmaan-mucaawiye-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-joogtada-ee-xafiiska-r-wasaaraha\/","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan Mucaawiye oo loo \u00a0Magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska R\/Wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray wareegto si ku meel gaar ah xilka xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha loogu magacaabayo Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim.<\/p>\n<p>Wareegtadaan oo ka soo baxday xafiiska sii hayaha R\/Wasaaraha XFS ,waxaa loo rajeeyay in uu si hufnaan ah uu u guto howsha loo idmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray wareegto si ku meel gaar ah xilka xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha loogu magacaabayo Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim. Wareegtadaan oo ka soo baxday xafiiska sii hayaha R\/Wasaaraha XFS ,waxaa loo rajeeyay in uu si hufnaan ah uu u guto howsha loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423601,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423600","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423602,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423600\/revisions\/423602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}