{"id":423538,"date":"2020-07-31T11:46:30","date_gmt":"2020-07-31T08:46:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423538"},"modified":"2020-07-31T11:46:30","modified_gmt":"2020-07-31T08:46:30","slug":"madaxweyne-deni-oo-salaadda-ciidda-bulshada-kula-dukaday-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-deni-oo-salaadda-ciidda-bulshada-kula-dukaday-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo salaadda Ciidda bulshada kula dukaday Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka \u00a0Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada \u00a0Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee #Ciidul_Adxa.<\/p>\n<p>Madaxweyne sidoo kale waxa uu bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loogu nolaado nabad iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>\u201cUgu horeyn hambalyo ayaan idin leeyahay farxadane waa idinla qeyb-saneynaa waxaana idinka rabnaa inaad la shaqeyaa ciidamada kal duwan si ay u gutaan waajibaadka ka saaran ilaalinta bad-qabdka bulshada ayuu yiri Madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii madaxweynaha Punland Dr. saciid Cabdullaahi Deni ayaa yiri \u201cWaxaan alle ka baryeynaa in Ciidaan teeda kale nabad iyo barwaaqo iyo guud ahaan dalka oo nabad ah samo nagu gaarsiiyo insha allah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka \u00a0Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada \u00a0Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee #Ciidul_Adxa. Madaxweyne sidoo kale waxa uu bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loogu nolaado nabad iyo barwaaqo. \u201cUgu horeyn hambalyo ayaan idin leeyahay farxadane waa idinla qeyb-saneynaa waxaana idinka rabnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423539,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423538","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423540,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423538\/revisions\/423540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}