{"id":423517,"date":"2020-07-30T19:32:40","date_gmt":"2020-07-30T16:32:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423517"},"modified":"2020-07-30T19:32:40","modified_gmt":"2020-07-30T16:32:40","slug":"sii-hayaha-raiisul-wasaaraha-dalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciid-al-adxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-raiisul-wasaaraha-dalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciid-al-adxa\/","title":{"rendered":"Sii Hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-Adxa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda.<\/p>\n<p>Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u rajeeyay inay ku ciidaan farxad, baraare, nabad iyo amni buuxa ayaa ku dhiirri geliyay in dadka nugul in la caawiyo si ay qeyb uga noqdaan bulshada farxadda ku ciideysa<\/p>\n<p>Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka ayaa sidoo kale dadka ciidaya kula dardaarmay in laga taxadaro faafitaanka COVID19 oo la qaato talooyinka wasaaradda iyo caafimaadka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u rajeeyay inay ku ciidaan farxad, baraare, nabad iyo amni buuxa ayaa ku dhiirri geliyay in dadka nugul in la caawiyo si ay qeyb uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423509,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423517","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423518,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423517\/revisions\/423518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423509"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}