{"id":423463,"date":"2020-07-30T13:06:07","date_gmt":"2020-07-30T10:06:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423463"},"modified":"2020-07-30T13:52:26","modified_gmt":"2020-07-30T10:52:26","slug":"sii-hayaha-r-wasaaraha-oo-xarigga-ka-jaray-qeyb-cusub-oo-lagu-kordhiyay-cisbitaalka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-r-wasaaraha-oo-xarigga-ka-jaray-qeyb-cusub-oo-lagu-kordhiyay-cisbitaalka-banaadir\/","title":{"rendered":"Sii Hayaha R\/Wasaaraha oo Xarigga ka Jaray qeybta karantiilka cudurada ee cisbitaalka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho;(SONNA)<\/strong>\u00a0&#8212;-Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane\u00a0<a href=\"https:\/\/twitter.com\/KhadarGulaid\" data-saferedirecturl=\"https:\/\/www.google.com\/url?q=https:\/\/twitter.com\/KhadarGulaid&amp;source=gmail&amp;ust=1596188762393000&amp;usg=AFQjCNEXh8HEq0INSeX5ul-bTX-LSF3YQQ\">Mahdi Maxamed Guuleed<\/a>\u00a0ayaa maanta xarigga ka jaray qeyb cusub oo laga hirgaliyay cisbitaalka Banaadir,isla markaana loogu talagalay karaantiilka nuucyada cudurada qatarta ah sida COVID-19 iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaarah \u00a0oo u mahad celiyay dhammaan intii ka qeyb qaadatay dhismaha iyo qalabeynta ayaa hoosta ka xariiqay in hadii ay iskaashadaan dowladda iyo ganacsatada Soomaaliyeed la gaari karo guulo waaweyn.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda caafimaadka XFS Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka mahadcelisay dadaalka shirkadda Hormud ay kaga qeybqaadatay dhismaha iyo qalabeynta Cisbitaalka Banaadir<\/p>\n<p>Qeybta Karaantiilka cudurada sida COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir ayaa la dhigay 300 oo sariirood oo 50 kamid ah ay yihiin kuwa loogu tala galay bukaannada xaaladoodu darantahay ee u baahan in si gaar ah looga taxadaro xaaladooda caafimaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;(SONNA)\u00a0&#8212;-Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane\u00a0Mahdi Maxamed Guuleed\u00a0ayaa maanta xarigga ka jaray qeyb cusub oo laga hirgaliyay cisbitaalka Banaadir,isla markaana loogu talagalay karaantiilka nuucyada cudurada qatarta ah sida COVID-19 iyo kuwa kale. Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaarah \u00a0oo u mahad celiyay dhammaan intii ka qeyb qaadatay dhismaha iyo qalabeynta ayaa hoosta ka xariiqay in hadii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423470,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423463","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423463"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423469,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423463\/revisions\/423469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}