{"id":423460,"date":"2020-07-30T11:06:07","date_gmt":"2020-07-30T08:06:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423460"},"modified":"2020-07-30T11:06:07","modified_gmt":"2020-07-30T08:06:07","slug":"kumannaan-muslimiin-ah-oo-manta-u-dareeray-gudashada-rugniga-ugu-weyn-ee-xajka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kumannaan-muslimiin-ah-oo-manta-u-dareeray-gudashada-rugniga-ugu-weyn-ee-xajka\/","title":{"rendered":"\u00a0Kumannaan Muslimiin ah oo manta u dareeray gudashada rugniga ugu weyn ee Xajka."},"content":{"rendered":"<p>Dad gaaraya toban kun oo Xujey muslimiin ah ayaa maanta gudanaya mid Kamid ah rugniyada ugu muhiimsan acmaasha Xajga oo ah istaagga Buurta Carafo,<\/p>\n<p>Xujeyda sanadkaan ayaa ah kuwo aad u yar,iyada oo la xakameynayo Faa-fida Cudurka Covid19 oo saameyn xoogan ku yeesha guud ahan Caalamaka.<\/p>\n<p>Xujeyda ayaa lagu wadaa in marka ay dhacdo qoraxda ay u dhaqaaqaan dhanka Musdalifa, si ay u dhameystiraan waajibaadkooda xajka.<\/p>\n<p>Muslimiin badan oo manta sooman ayaa u diyaargaroobaya munaasabadda ciidul adxaa oo ku began maalinimada berrito ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad gaaraya toban kun oo Xujey muslimiin ah ayaa maanta gudanaya mid Kamid ah rugniyada ugu muhiimsan acmaasha Xajga oo ah istaagga Buurta Carafo, Xujeyda sanadkaan ayaa ah kuwo aad u yar,iyada oo la xakameynayo Faa-fida Cudurka Covid19 oo saameyn xoogan ku yeesha guud ahan Caalamaka. Xujeyda ayaa lagu wadaa in marka ay dhacdo qoraxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423461,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423460","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423460\/revisions\/423462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}