{"id":423320,"date":"2020-07-28T14:26:42","date_gmt":"2020-07-28T11:26:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423320"},"modified":"2020-07-28T14:26:42","modified_gmt":"2020-07-28T11:26:42","slug":"wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-fasaxday-shaqaalaha-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-munaasabada-ciida-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-fasaxday-shaqaalaha-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-munaasabada-ciida-awgeed\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka munaasabada Ciida awgeed"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qoraalka ay soo saartay ku sheegtay in la fasaxay dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa ka shaqeeya hay\u2019addaha gaarka loo leeyahay munaasabada Ciida Carafo oo ku aadan 31 maalinta Jimacada ee fooda nagu soo heyso.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hay\u2019adaha Dowladda iyo Shaqaalaha Hay\u2019adaha gaarka ah loo leeyahay in ay tahay fasaxa Ciidda Carafa oo ku aaddan maalinta Jimcaha 31 July . Maalmaha fasaxa waa Sabtida iyo Axadda. ayaa lagu daray qoraalkaan ka soo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>sidoo kale masuuliyiinka wasaaradda ayaa ugu hambalyeeyay farxada munaasabada ciida ee fooda nagu soo heyso waxaana alle uga bariday in farxad ay ku ciidaan<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qoraalka ay soo saartay ku sheegtay in la fasaxay dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa ka shaqeeya hay\u2019addaha gaarka loo leeyahay munaasabada Ciida Carafo oo ku aadan 31 maalinta Jimacada ee fooda nagu soo heyso. \u201cWasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423321,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423320","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423320\/revisions\/423322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}