{"id":423296,"date":"2020-07-28T09:25:58","date_gmt":"2020-07-28T06:25:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423296"},"modified":"2020-07-28T09:28:17","modified_gmt":"2020-07-28T06:28:17","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-kormeeray-dhismooyin-laga-hirgeliyey-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-kormeeray-dhismooyin-laga-hirgeliyey-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Dhismooyin laga hirgeliyey Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Goboleedka\u00a0 Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Hay\u00e1ddaha Dowladda iyo Garoonka Kubadda Cagta oo dhismihiisu marayo meel wanaagsan .<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif muuse nuur oo Madaxweynaha uga warbixiyey xarumaha uu kormeeray.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa uu kormeeray Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale, Madaxweynaha ayaa ku dhex-lugeeyay garoonka si uu u arko qeybaha kala duwan ee Garoonka iyo sida dhismuhu u socdo.<\/p>\n<p>Xarunta dhismaha Dowladdu waa xarun loogu talagalay inay xafiisyo u noqoto inta badan Hay\u00e1ddaha Dowladda ee Gobolka Mudug, sida Guddoomiyaha Gobolka iyo qaar ka mid ah Wasaaraddaha Dowladda, waxaana uu qorshuhu yahay in dhowaan dhismihiisa la dhameystiro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Goboleedka\u00a0 Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Hay\u00e1ddaha Dowladda iyo Garoonka Kubadda Cagta oo dhismihiisu marayo meel wanaagsan . Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif muuse nuur oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423297,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423296","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423299,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423296\/revisions\/423299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}