{"id":423288,"date":"2020-07-28T08:35:30","date_gmt":"2020-07-28T05:35:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423288"},"modified":"2020-07-28T11:42:31","modified_gmt":"2020-07-28T08:42:31","slug":"r-wasaarihii-hore-ee-maleesiya-oo-lagu-helay-dambiyo-dhowr-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaarihii-hore-ee-maleesiya-oo-lagu-helay-dambiyo-dhowr-ah\/","title":{"rendered":"R\/Wasaarihii hore ee Maleysiya oo lagu helay dambiyo la xiriira musuqmaasuq"},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaarihii hore ee Maleysiya Najib Razak ayaa lagu helay dambiyo illaa toddoba ah oo la xiriira xatooyada malaayiin doollar ee laga xaday sanduuqa dowliga ee 1MDB .<\/p>\n<p>Ninkaasi ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday 42-milyan oo u dhiganta 9.8 milyan doolar,waana hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Malaysia oo lagu helo dambi ah in uu dhacay lacago.<\/p>\n<p>R\/wasaarihii hore ayaa wajahaya in ka badan toban sano oo xabsi ah, iyo sidoo kale ganaaxyo badan oo la xiriiira xukunkiisii.<\/p>\n<p>Go&#8217;aankan ayaa yimid lix maalin ka dib markii maxkamadda sare ay ku amartay Najib inuu bixiyo lacago dhan 1.69 iyo ganaaxyo aan la bixin, sannadihii u dhexeeyey 20111-kii \u00a0illaa 2017-kii.<\/p>\n<p>Kahor xukunka maanta,boqolaal ka mid ah taageerayaasha Najib ayaa isugu soo baxay bannaanka maxkamadda si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan siyaasigaasi oo mar ahaa ama mar loo tixgelin jiray inuu yahay ninka ugu awoodda badan waddanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaarihii hore ee Maleysiya Najib Razak ayaa lagu helay dambiyo illaa toddoba ah oo la xiriira xatooyada malaayiin doollar ee laga xaday sanduuqa dowliga ee 1MDB . Ninkaasi ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday 42-milyan oo u dhiganta 9.8 milyan doolar,waana hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Malaysia oo lagu helo dambi ah in uu dhacay lacago. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423289,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423288","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423288"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423319,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423288\/revisions\/423319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}