{"id":423274,"date":"2020-07-27T17:01:17","date_gmt":"2020-07-27T14:01:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423274"},"modified":"2020-07-27T17:16:40","modified_gmt":"2020-07-27T14:16:40","slug":"siihayaha-xilka-raiisul-wasaaraha-oo-kormeeray-wasaaradda-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/siihayaha-xilka-raiisul-wasaaraha-oo-kormeeray-wasaaradda-maaliyadda\/","title":{"rendered":"Siihayaha xilka R\/Wasaaraha oo kormeeray wasaaradda Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Siihayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa mas\u2019uuliyiinta wasaaradda kala hadlay dardar gelinta shaqooyinka iyo in isbedelada jira aysan\u00a0 saameyn ku yeelan socodsiinta howlaha ay qaranka.<\/p>\n<p>Siihayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C\/raxmaan Ducaalle Beyle oo soo dhoweeyay sii hayaha ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in ay ka wada hadleen dib u habeynta dhaqaalaha iyo qodobo kale.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan ka wada hadalnay ku simaha ra\u2019iisul wasaaraha dar-dar galinta howlaha Maaliyadda, sida dib-u-habeynta dhaqaalaha, sare u qaadidda dakhliga dalka iyo saameynta dhaqaale ee Covid-19\u201d ayuu yiri sii hayaha Wasiirka maaliyadda\u201dayuu yiri wasiir Beyle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Siihayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa mas\u2019uuliyiinta wasaaradda kala hadlay dardar gelinta shaqooyinka iyo in isbedelada jira aysan\u00a0 saameyn ku yeelan socodsiinta howlaha ay qaranka. Siihayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C\/raxmaan Ducaalle Beyle oo soo dhoweeyay sii hayaha ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423275,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423274","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423274"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423282,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423274\/revisions\/423282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}