{"id":423217,"date":"2020-07-25T13:32:42","date_gmt":"2020-07-25T10:32:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423217"},"modified":"2020-07-25T14:48:42","modified_gmt":"2020-07-25T11:48:42","slug":"golaha-shacabka-oo-kalsoonida-kala-laabtay-xukuumadda-raiisul-wasaare-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-kalsoonida-kala-laabtay-xukuumadda-raiisul-wasaare-kheyre\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra\u2019iisul wasaare Kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii Maanta ee Baarlamaanka ayaa sheegay in kalsoonidii lagala noqday Ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in ay Ra&#8217;iisul wasaaraha kalsoonida kala noqddeen 170 mudane, ayna diideen Siddeed mudane, mana jirta cid ka aamustay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Dalka ugu baaqay inuu soo magacaabo Ra\u2019iisul wasaare cusub.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Ra&#8217;iisul wasaare Xasan Cali Kheyre xilka u Magacaabay 23 Feebaraayo 2017-kii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii Maanta ee Baarlamaanka ayaa sheegay in kalsoonidii lagala noqday Ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in ay Ra&#8217;iisul wasaaraha kalsoonida kala noqddeen 170 mudane, ayna diideen Siddeed mudane, mana jirta cid ka aamustay. Afhayeenka Golaha Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423218,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423217","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423217"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423230,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423217\/revisions\/423230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}