{"id":423154,"date":"2020-07-23T14:16:47","date_gmt":"2020-07-23T11:16:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423154"},"modified":"2020-07-23T14:16:47","modified_gmt":"2020-07-23T11:16:47","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukunno-ku-ridday-2-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukunno-ku-ridday-2-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"\u00a0Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukunno ku ridday 2-ka tirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa\u2019in ah ku ridday laba Nin oo ka tirsan Al-Shabaab,isla markaana lagu eedeeyay in ay qaraxyo ka fuliyeen Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyha Mxakamadda darajada 1aad ee Ciidamada\u00a0 Qalabka sida\u00a0 soomaaliya Xasan\u00a0 Cali Nuur\u00a0 Shuute\u00a0 ayaa sheegay in Mustaf Maxamed Xuseen iyo Maxamed Axmed Muumin lagu helay eedeynta loo soo jeediyay sidaas darteedna\u00a0 lagu Xakumay Xabsi daa\u201din<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta Maxkamedda Ciidamada ayaa shegtay in Mustaf loo hetsto 8-qarax oo lagu xiray gawaari, ,halka ninkaasi \u00a0horay \u00a0Maxkamada ay ugu riday\u00a0 Xukun Shan Sano ah oo uu soo dhameeystay dibna ugu laabtay howlihii uu u haayay AL-shabaab.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah labadaasi nin oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Muumin,ayaa la xukumay isagoo maqan,kaas oo lagu eedeeyay in uu ahaa hagaha iyo mareeynta Lacagaha ee uu wax ku Fulin Jiray Mustaf Maxamed Xuseen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa\u2019in ah ku ridday laba Nin oo ka tirsan Al-Shabaab,isla markaana lagu eedeeyay in ay qaraxyo ka fuliyeen Magaalada Muqdisho. Guddoomiyha Mxakamadda darajada 1aad ee Ciidamada\u00a0 Qalabka sida\u00a0 soomaaliya Xasan\u00a0 Cali Nuur\u00a0 Shuute\u00a0 ayaa sheegay in Mustaf Maxamed Xuseen iyo Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423155,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423154","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423156,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423154\/revisions\/423156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}