{"id":423151,"date":"2020-07-23T12:06:26","date_gmt":"2020-07-23T09:06:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423151"},"modified":"2020-07-23T16:07:52","modified_gmt":"2020-07-23T13:07:52","slug":"alshabaab-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-biyaha-webiga-ku-fasaxeen-beero-ku-yaal-aw-dheegle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/alshabaab-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-biyaha-webiga-ku-fasaxeen-beero-ku-yaal-aw-dheegle\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo lagu eedeeyay in ay biyaha webiga ku fasaxeen beero ku yaal Aw-dheegle"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Sh\/Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax,ayaa sheegay in maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ay ka dambeeyeen biyaha wabiga ee ku fayahay deegaanada beeraleyda ah ee Degmada Aw-dheegle oo ka tirsan Gobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa xusay in maleeshiyaadka Alshabaab ay biyaha webiga Shabeele ku fasaxeen beeraha ku yaalla degaanada Aw-dheegle.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Awdheegle oo ku baxay Biyaha ayaa ku howlan xakameynta biyaha wabiga ,iyadoo Jawaano carro ah oo aan horay u geenay Awdheegle ay kula tacalaaayan,\u201d ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Degaano badan oo ku teedsan webiga Shabeelaha gaar ahaan tuulooyinka ka tirsan degmada Afgooye, waxaa fara ba\u2019an ku haya fatahaadda uu webiga ku sameeyay halkaas oo dad aad u badan hoy la\u2019aan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Sh\/Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax,ayaa sheegay in maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ay ka dambeeyeen biyaha wabiga ee ku fayahay deegaanada beeraleyda ah ee Degmada Aw-dheegle oo ka tirsan Gobolka Sh\/Hoose. Guddoomiyaha oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa xusay in maleeshiyaadka Alshabaab ay biyaha webiga Shabeele ku fasaxeen beeraha ku yaalla degaanada Aw-dheegle. Maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423152,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423151","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423151"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423151\/revisions\/423158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}