{"id":423082,"date":"2020-07-21T20:02:37","date_gmt":"2020-07-21T17:02:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423082"},"modified":"2020-07-21T20:02:37","modified_gmt":"2020-07-21T17:02:37","slug":"wasiir-canshuur-oo-furay-tababar-muhiim-ahsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-canshuur-oo-furay-tababar-muhiim-ahsawirro\/","title":{"rendered":"Wasiir Canshuur oo furay tababar muhiim ah+sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyad ee maareynta musiibooyinka.<\/p>\n<p>Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah-furay tababar ku saabsan dowrka isgaarsiinta iyo tiknolojiyada ee ku aadan maareynta musiibooyinka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa aan daahfurey tababar lagu baranayo kaalinta Isgaarsiinta &amp; Tiknolojiyadda ee dhinaca ka-hortaga &amp; ka-jawaabista musiibooyinka oo ay ka soo qeygaleen Aqoonyahanno ka tirsan Siddeed (8) Wasaaradood&#8221;. ayuu yiri wasiir Canshuur.<\/p>\n<p>Tababarkan oo socon doona muddo labbo (2)Maalmood ah ayaa waxa uu qeyb ka yahay qorshayaal Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &amp; Tiknolojiyadda ugu talo gashay kafaa\u2019iideysiga Tiknolojiyadda ee dhinaca kor u qaadida diyaar garowga maareynta musiibooyinka.<\/p>\n<p>Dadaaladda Wasaaaradda Boostada &amp; Isgaarsiinta ayaa waxa ay kaabi doonaan Qorshaha Wasaaradda Gargaarka &amp; Maaraynta Musiibooyinka ee sare u qaadida diyaar garrowga dalka iyo yarreynta nuglaanshaha dadkeena ee Musiibooyinka soo noqnoqdey.<\/p>\n<p>Wasiirka oo khudbad ka jeediyay furitaanka tababarkan ayaa yiri&#8221;.Waxa aan u Mahadcelinayaa Maamulka Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka &amp; khuburada ka socda Ururka \u201cGlobal System for Mobile Communications\u201d (GSM Association) oo inoo fududaynaya Tababarkan&#8221;.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-423083\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaa-300x164.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"164\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaa-300x164.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaa-768x419.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaa.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-423084\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ccccccc-300x103.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"103\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ccccccc-300x103.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ccccccc-768x264.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ccccccc-1024x352.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ccccccc.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-423085\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/fddddd-300x161.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"161\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/fddddd-300x161.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/fddddd-768x411.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/fddddd.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyad ee maareynta musiibooyinka. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah-furay tababar ku saabsan dowrka isgaarsiinta iyo tiknolojiyada ee ku aadan maareynta musiibooyinka. &#8220;Waxa aan daahfurey tababar lagu baranayo kaalinta Isgaarsiinta &amp; Tiknolojiyadda ee dhinaca ka-hortaga &amp; ka-jawaabista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423083,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423082","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423082"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423086,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423082\/revisions\/423086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}