{"id":423078,"date":"2020-07-21T15:21:08","date_gmt":"2020-07-21T12:21:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423078"},"modified":"2020-07-21T15:27:21","modified_gmt":"2020-07-21T12:27:21","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-uganda-dalka-ku-soo-celisay-muwaadiniin-soomaaliyeed-oo-ku-xayirnaa-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-uganda-dalka-ku-soo-celisay-muwaadiniin-soomaaliyeed-oo-ku-xayirnaa-uganda\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo  dalka ku soo celisay  Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda u fudeysay in dib dalka loogu celiyo.<\/p>\n<p>137 Muwaadin ayaa \u00a0maanta ka dhoofay Garoonka Caalamiga ah ee Entebbe ayaa noqoya duulamadkii 4-aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda u fudeydiso in dalkii dib looga celiyo.<\/p>\n<p>Hadda qaar ka mid ah dadkii maanta ka dhoofay garoonka Entebbe oo hadlay warbaahinta qaranka ayaa ugu mahad celiyay Safaaradda sida aay gacanta weyn ugu geystay in aay dalkii\u00a0 dib ugu laabtan.<\/p>\n<p>Safaaradda Soomaaliya ee dalkan Uganda oo ka duuleysa siyaasadda arrimaha didaba ee dowladda federaalka Soomaliya ee ku aadan in dib dalkii looga celiyo muwaadinka Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka dibadiisa, ayaa Safaaradda ilaa iyo hadda waxay dalkii dib ugu celisay ku dhawaad 500 Muwaadiniin Soomaaliyeed ah .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda u fudeysay in dib dalka loogu celiyo. 137 Muwaadin ayaa \u00a0maanta ka dhoofay Garoonka Caalamiga ah ee Entebbe ayaa noqoya duulamadkii 4-aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda u fudeydiso in dalkii dib looga celiyo. Hadda qaar ka mid ah dadkii maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423079,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423078","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423078"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423081,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423078\/revisions\/423081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}