{"id":423071,"date":"2020-07-21T13:51:53","date_gmt":"2020-07-21T10:51:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=423071"},"modified":"2020-07-21T14:04:03","modified_gmt":"2020-07-21T11:04:03","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-gudoomiye-cusub-u-magacaabay-degmada-wadajir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-gudoomiye-cusub-u-magacaabay-degmada-wadajir\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gudoomiye cusub u magacaabay Degmada Wadajir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir, Mudane Cabdiraxmaan Ow Cali.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdisho ayaa xilki\u00a0 looga qaaday mas\u2019uulkaasi, iyadoona guddoomiyaha cusub ee degmada Wadajir loo magacaabay, Bashiir Maxamed Ow Cali oo horay oga soo shaqeeyay Dowlada hoose ee Xamar<\/p>\n<p>Sababta xilka looga qaaday guddoomiye C\/raxmaan Ow Cali ayaa waxaa lagu sheegay inuu wax ka qaban waayey dhibaatooyinka ka jira degmada Wadajir ee G\/ Banaadir.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir, Mudane Cabdiraxmaan Ow Cali. Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdisho ayaa xilki\u00a0 looga qaaday mas\u2019uulkaasi, iyadoona guddoomiyaha cusub ee degmada Wadajir loo magacaabay, Bashiir Maxamed Ow Cali oo horay oga soo shaqeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423072,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-423071","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=423071"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":423076,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/423071\/revisions\/423076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=423071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=423071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=423071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}