{"id":422932,"date":"2020-07-19T15:08:04","date_gmt":"2020-07-19T12:08:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422932"},"modified":"2020-07-19T15:09:27","modified_gmt":"2020-07-19T12:09:27","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-diyaarad-ku-keentay-ardayda-dugsiyada-sare-ee-baraawe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-diyaarad-ku-keentay-ardayda-dugsiyada-sare-ee-baraawe\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho Diyaarad ku keentay Ardayda Dugsiyada sare ee Baraawe"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Muqdisho-(SONNA)-Qaar ka mid ah Ardayda Fasalka Afaraad Dugsiyada sare ee Magaalada Baraawe ayaa Maanta soo gaaray Muqdisho, markii ay Dowladda dhexe ee Soomaaliya u dirtay Diyaarad u gaar ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Ardaydan oo uu dhaafay Maalinta koowaad ee Imtixaanka ayaa waxay maaddooyinka haray ku qaadan doonaan Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, sida ay sheegeen qaar ka mid ah madaxda Wasaaradda waxbarashada Dalka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.0pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a; background: white;\">Xildhibaan, Maxamed Nuuraani Bakar<\/span> oo ka mid ahaa madaxdii soo dhoweysay Ardayda ayaa Dowladda Soomaaliya uga mahadceliyey sida ay ugu dedaashay in Imtixaanku uusan ka wada baaqan Ardaydaaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Qaar ka mid ah Ardayda Fasalka Afaraad Dugsiyada sare ee Magaalada Baraawe ayaa Maanta soo gaaray Muqdisho, markii ay Dowladda dhexe ee Soomaaliya u dirtay Diyaarad u gaar ah. Ardaydan oo uu dhaafay Maalinta koowaad ee Imtixaanka ayaa waxay maaddooyinka haray ku qaadan doonaan Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, sida ay sheegeen qaar ka mid ah madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422935,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422932","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422936,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422932\/revisions\/422936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}