{"id":422867,"date":"2020-07-18T15:44:13","date_gmt":"2020-07-18T12:44:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422867"},"modified":"2020-07-18T15:48:37","modified_gmt":"2020-07-18T12:48:37","slug":"majaajilistaha-caanka-ah-ee-kenya-papa-shirandula-ayaa-u-dhintay-cudurka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/majaajilistaha-caanka-ah-ee-kenya-papa-shirandula-ayaa-u-dhintay-cudurka-covid-19\/","title":{"rendered":"Majaajilistaha caanka ah ee Kenya, Papa Shirandula ayaa u dhintay cudurka Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA)- Jilaa ahaana Majaajiliste, caan ka ahaa dalka Kenya laguna magacaabi jirtay Charles Bukeko, kuna magac dheera Papa Shirandula ayaa maanta oo Sabti ah Cudurka Covid-19 uga geeriyooday cusibtaal ku yaala Magaalada Nairobi ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Ehelkiisa ayaa xaqiijiyey geerida Jilaaga, waxa ayna ku tilmaameen mid qaracan ahayd.<\/p>\n<p>Papa Shirandula waxa uu ahaa aabe 58 jir sano jir dhashay 1962-dii, waxa uuna lahaa hal xaas iyo 3-dex carruur ah<\/p>\n<p>Waxa uu jilaa iyo majaajiista muda dheer ka ahaa TV-ga Citizen ee dalkaas, waxa uuna helay abaal marinta jilaaga uga wanaagsan dalkaas 2010-ka<\/p>\n<p>Cudurka Corona Virus ayaa waxaa dalkaasi uu ku dhacay in ka badan 12\u2019000 ruux halka 222 ruux ay u dhinteen, waxaana aad u korortay bishan dadka uu ku dhacayo iyo kuwa u dhamanaya cudurka saf-marka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA)- Jilaa ahaana Majaajiliste, caan ka ahaa dalka Kenya laguna magacaabi jirtay Charles Bukeko, kuna magac dheera Papa Shirandula ayaa maanta oo Sabti ah Cudurka Covid-19 uga geeriyooday cusibtaal ku yaala Magaalada Nairobi ee dalkaasi. Ehelkiisa ayaa xaqiijiyey geerida Jilaaga, waxa ayna ku tilmaameen mid qaracan ahayd. Papa Shirandula waxa uu ahaa aabe 58 jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422869,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422867","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422867"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422872,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422867\/revisions\/422872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}