{"id":422824,"date":"2020-07-18T10:36:43","date_gmt":"2020-07-18T07:36:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422824"},"modified":"2020-07-18T10:45:23","modified_gmt":"2020-07-18T07:45:23","slug":"wasiir-goodax-oo-guul-u-rajeeyay-ardayda-maanta-u-fadhiisaneysa-imtixaanka-shahaadiga-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-goodax-oo-guul-u-rajeeyay-ardayda-maanta-u-fadhiisaneysa-imtixaanka-shahaadiga-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasiir Goodax oo guul u rajeeyay ardayda maanta u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga dowladda"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ardayda maanta u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ee Qaranka u rajeeyay guul iyo natiijo ay ku farxaan.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>\u201cAnnigoo ku hadlaya magaceyga iyo magaca waalidiinta Soomaaliyeed,waxaan dhammaan ubaxa Soomaaliyeed ee imtixaanka Qaranka u fadhiisaneysa u rajeynaa guul iyo natiijo ay ku farxaan\u201dayuu yiri wasiir Goodax.<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada XFS ayaa ardayda ku tilmaamay rajada dalka iyo dadka Soomaaliyeed wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in ardaydu ay ku dadaalaan tacliinta si dalku uu u noqdo mid horumar weyn gaara.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka ayaa maanta looga fadhiisanayaa imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay sannadkii lixaad ay qaadeyso dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ardayda maanta u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ee Qaranka u rajeeyay guul iyo natiijo ay ku farxaan. \u201cAnnigoo ku hadlaya magaceyga iyo magaca waalidiinta Soomaaliyeed,waxaan dhammaan ubaxa Soomaaliyeed ee imtixaanka Qaranka u fadhiisaneysa u rajeynaa guul iyo natiijo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422825,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422824","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422826,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422824\/revisions\/422826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}